• Sonuç bulunamadı

Xanaaq ayaa ka qaadeysaa nacnaca Farxad ayaad ka heleysaa furutada

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2021

Share "Xanaaq ayaa ka qaadeysaa nacnaca Farxad ayaad ka heleysaa furutada"

Copied!
2
0
0

Yükleniyor.... (view fulltext now)

Tam metin

(1)

hemma.com

Farxad ayaad ka heleysaa furutada Xanaaq ayaa ka

qaadeysaa nacnaca

norrbotten.se/vpv norrbotten.se/vpv

(2)

MACMACAANKU WUXUU KEENAA CARRUUR XANAAQ BADAN

Shantii carruur ahba mid ayaa cuna furutada iyo qudaarta jirku u baahan yahay in uu ku fiyoobaado. Carruur badan ayaa cunta nac- nac, doolshe, buskut oo cabba sharaab sonkor leh maalin walba.

Sonkortu waxay keentaa in sonkorta dhiiggu marna kor u kacdo marna hoos u dhacdo. Markaas wuxuu cunuggaagu noqdaa mid camalxun oo xanaaq badan.

BEDDEL CAADOOYINKA

Tijaabi inaad kala bar oo bar ka dhinto macmacaanka oo aad labajibbaarto caddadka furutada iyo qudaarta. Ku bilow inaad cuntada ku cunto furuto ama xoogaa qudaar ah oo dheeraad ah.

Marka macmacaanka laga hadlayo waxaa habboon nidaamka ”macma- caanka sabtida” si aan loo cunin wax badan iyo marar badan. Markaas wux- uu cunuggaagu ku raaxeysanayaa in ku filan oo macmacaan ah. Labadaas waxbeddelna waxay noqon karaan kuwo aad ugu wanaagsan caafimaadka cunuggaaga.

MAALINTIIBA SHAN

Carruur ka yar afar sano waa in ay maalin walba cunaan furuto iyo qudaar, oo ay habboon tahay in lagu siiyo cunto walba. Carruur- ta waaweyni waa inay ku fekeraan ”maalintiiba dhan”, taas oo la micne ah shan furuto iyo qudaar ah maalintii. Tusaale, saddex nooc oo furuto ah ama in u dhiganta oo miro ah, iyo laba sacab buuxa oo qudaar ah, sida dabacase, sabuul, qudaarta broccoli ama kabash.

Furutooyinka iyo qudaarta waxaa ku jira fiitamiino iyo macdan, oo ay carruurta koreysaa aad ugu baahan tahay. Haddaad goor hore sii barto cunuggaaga in uu cuno furutada iyo qudaarta, waxaa caado u noqoneysa in uu sii wado markii uu weynaado. Sidaas awgeed ayey aad muhiim ugu tahay inaad ku caawinto cunuggaaga in uu inta uu yar yahayba samaysto caadooyin caafimaad leh. Musta- qbalkana wuxuu cunuggu helaa nolol caafimaad leh iyo cimri dheer.

ISKA BEDDEL WAXYAALAHA MACAAN

Carruurtu waxay u baahan tahay cunto tayo wanaagsan si ay u koraan. Macmacaanku wuxuu carruurta ka xumeeyaa cunta-cunid- da, kumana jiraan wax carruurtu u baahan tahay. Caloosha yari run ahaantii ma wada qaadi karto macmacaan iyo cunto. Ilmo 2 sano jir ah waxaa ku filan hal doolshe iyo hal jallaato Toddobaadkii, haddii la doonayo in uu boos u helo cunto nafaqo leh.

Cunitaanka macmacaanku wuxuu si fudud u keena cayil saa’id ah.

Maanta shantii carruur ah oo da’doodu tahay 7-9 sano mod ayaa qaba cayil saa’id ah.

Cayilka saa’idka ahna waxaa badanaaba la socda cuduro

halis ah. C

AAD

5

O OYINKA

Referanslar

Benzer Belgeler

beraber çalıştığı kişileri etkilemek için iş ararken, ortaya koyduğu kararlılığı ve mücadeleyi dikkatle ve acele etmeden sergilemesi gerekir.. Yöneticinizi, sizi

Bahri Yaşar Yılmaz Caddesi Görele Mahallesi Zeli- ha Sultan Apartmanı beşinci kattaki kedilerin gece gün- düz miyavlamasından şikâyet eden komşulardan gına

adamın çok önemli biri olduğunu dile getirse de bu öne- min gazetecilik kariyeri için mi yoksa bir kadın olarak kendisi için mi olduğunu belirtmemiş.. Polis

Rieux ses tonunu yükseltmeden o konuda hiçbir şey bilmediğini, bunun yaşadığı dünyadan bıkmış ancak yine de benzerleriyle aynı zevklere sahip olan ve kendi adına

1986'da British Council Bursu ile Londra 'da Korlli- giin onlenmesi konusunda Moorfields Hastanesinde 6 ayhk bir egitim alarak Toplum Goz Saghg1 sertifikast ald1

Rabadhka ka hortaga uureysiga ee dhinaca wasmada afka, siilka ama futada Rabadhka ka hortaga uureysiga waa difaac wanaagsan oo ka hortaga hiv iyo xanuunada kale ee ku faafa

Farqigu waa in xilliga infekshan leh baakteeriyada abuurta ESBL ay khasab tahay in qofka lagu daweeyo noocyo kale oo antibayootika ah.. Mararka qaarkood tani waxay tahay

Rabadhka ka hortaga uureysiga ee dhinaca wasmada afka, siilka ama futada Rabadhka ka hortaga uureysiga waa difaac wanaagsan oo ka hortaga cagaarshow nooca B iyo xanuunada kale ee