• Sonuç bulunamadı

Wax u cun hab aad ka qaaddo daal iyo camalxumo Wax u cun hab farxad iyo firfircooni ku geliya

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2021

Share "Wax u cun hab aad ka qaaddo daal iyo camalxumo Wax u cun hab farxad iyo firfircooni ku geliya"

Copied!
2
0
0

Yükleniyor.... (view fulltext now)

Tam metin

(1)

Hemma.com Chrunchy

Wax u cun hab aad ka

qaaddo daal iyo camalxumo Wax u cun hab farxad iyo firfircooni ku geliya

norrbotten.se/vpv norrbotten.se/vpv

(2)

FIRFIRCOONI MA DAREEMEYSAA MISE WAA KAA DANSAN TAHAY?

In waqtiyo go’an oo joogto wax la cuno waxay saamayn wanaagsan ku leedahay sonkorta dhiigga, nafaqa-helid iyo miisaanka. Waxay ku siisaa

Caafimaad wanaagsan! Waxaa yaraata khatarta in ilkuhu dalooshamaan.

Daraasado badan waxaa lagu muujiyey in carruurta

iyo dhallinyarada si joogto ah maalin walba u quraacda ay fiican yihiin kuwa ka booda quraacda, kuwaas oo ku liita waxbarashada iskoolka.

IN MAR WALBA CUNTO AFKA LAGU HAY- AA WAA KU DAALISAA

Waa muhiim in cuntooyinka cuwaafka ahi ay yihiin kuwo nafaqo leh oo la cuno waqtiyo joogto ah. Siiba carruurta, oo marmar muujiya dareen gaajo aad u xooggan.

In mar walba cunto yaryar afka lagu hayo waxay kuu keentaa inaad ka booddo cuntooyinka cuwaaf-

ka ah maadaama aysan gaajo ama baahi ku qaban.

Cuntadaa laga boodeyna wax- ay keentaa in sonkorta dhiiggu hoos u dhacdo, oo ay taasina sababto in waxyaalo yaryar oo aan nafaqo lahayn la cuno.

Cunidda cuwaafka wanaagsani waxay sii wanaajisaa

caafimaadkaaga!

INAAD WAQTIYO GO’AN WAX CUNTAA WAXAY KU GELISAA FIRFIRCOONI

In si joogto ah wax loo cuno waxaa laga helaa tamar iyo nafaqo kugu filan maalinta oo dhan. Jirka waxaa u fududaata in uu dareemo baahida iyo dheregta.

Saddex cunto oo waaweyn maalin walba (quraac, qado iyo casho) iyo 1-3 cunto cuwaaf ah maalin walba. Waxaa muhiim ah in waqti joogto lagu cuno ee ma aha in saacad la eegto. In la cunto saddexdii saacba mar waxay dadka badankood u la mid tahay in maalin walba la cunto 3 cunto oo cuwaaf ah.

In waqtiyada aad cuntada cuneyso waafajiso nolol-maalmeedkaaga oo aad hesho caado si wanaagsan kuugu shaqeysa!

BEDDEL CAADOOYINKA

Dhawr xeer oo wanaagsan: Hab deggan u cun oo u dhammeyso.

Afka iyo caloosha ka nasi wixii aan biyo ka ahayn muddo 3 saac ah.

Kala saar caadeysiga maalin walba iyo caadeysiga maalmaha fasaxa. Wixii macaani mar walba waa macaan – xataa haddii ay yihiin yoghurt ama musli. Kuwaas u kaydi waqtiyo gaar ah!

Macmacaanka yaryar, nacnaca, cabbitaanka sonkorta leh ma ahan cuwaaf wanaagsan. U arag sidii wax ”qaali ah” – oo aad marmar dhif ah cunto.

Referanslar

Benzer Belgeler

1986'da British Council Bursu ile Londra 'da Korlli- giin onlenmesi konusunda Moorfields Hastanesinde 6 ayhk bir egitim alarak Toplum Goz Saghg1 sertifikast ald1

Rabadhka ka hortaga uureysiga ee dhinaca wasmada afka, siilka ama futada Rabadhka ka hortaga uureysiga waa difaac wanaagsan oo ka hortaga hiv iyo xanuunada kale ee ku faafa

Waa inaad qofka u sheegta in dhiiga u infeekshan leeyahay iyo in adiga aad jirkaaga ku sido fayruuska hiv, tan kale waa in qofkaas u sida ugu dhaqsida badan la xiriira takhtarka adiga

Sida hadba ku xusan Xeerka Raashinka waxaa ku xilsaaran inaad shirkadda aad u shaqayso wargeliso cudurka lagugu daartay, haddii aad ka shaqayso goob raashinka aanan baakada ku jirin

Agtk Ders Malzemeleri Sistemine eklenmek i.izere hazrrlanmr$ yukarrda bilgisiverilen ders igeri!i, di.izen ve kapsam agrsrndan uygundur. Olretim Elemanr

Bu durumda ¨ onceki sonu¸c nedeniyle determi- nantın sarma sayısının geri kalanı sabit olmak

Her insan stresten şu veya bu şekilde etkilenir ve her insanın stres katsayısı yani stres toleransı farklıdır.. Yani her insanın kaldırabileceği stres

beraber çalıştığı kişileri etkilemek için iş ararken, ortaya koyduğu kararlılığı ve mücadeleyi dikkatle ve acele etmeden sergilemesi gerekir.. Yöneticinizi, sizi