• Sonuç bulunamadı

Farxad ayaad ka heleysaa caanahaxanaaq ayaa ka qaadeysaa sharaabka oo coca kola oo kale ah

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2021

Share "Farxad ayaad ka heleysaa caanahaxanaaq ayaa ka qaadeysaa sharaabka oo coca kola oo kale ah"

Copied!
2
0
0

Yükleniyor.... (view fulltext now)

Tam metin

(1)

Farxad ayaad ka heleysaa caanaha xanaaq ayaa ka

qaadeysaa sharaabka oo coca kola oo kale ah

norrbotten.se/vpv norrbotten.se/vpv

(2)

SHARAABKU XANUUN AYUU KUU KEENAA

Macaanka sharaabka ku jira (soonkorta) wuxuu sababaa cayil saa’id ah iyo cud- uro halis ah oo uu ka mid yahay cudurka sonkorowga ama macaanka. Taas oo ay cuduro kale ka dhalan karaan oo sababi karta dhimasho waqti hore. Laakiin sha- raabka waxaa badanaaba keena jacayl loo qabo waxyaalaha aan waxtarka lahayn sida pizza iyo nacnac.

Shantii carruurta oo da’doodu tahay 7-9 sano midkood ayaa miisa- ankiisu saa’id yahay.

BEDDEL CAADOOYINKA!

Inta badan dooro biyo ama caano sharaabka beddelkooda. Cun furuto iyo qudaar badan

booska nacnaca. Iska ilaali inaad cuncunto waxyaalo aan waxtar lahayn inta u dhexeysa waqtiya- da cuntada, dooro cunto cuwaaf nafaqo badan beddelkooda.

Waxay gaar ahaan muhiim tahay haddaad la nooshahay qoyska carruur haysta, waayo caadeysiga cuntada ee carruurtu waa ay la sii socotaa xataa marka ay weynaadaan. Sidaasna waxaa mustaqbal- ka lagu helaa ilmo caafimaad qaba oo ilko wanaagsan – iyo cimri–

dheer.

INTEE MAR AYAAD CABTAA CABBITAAN SONKOR LEH?

Carruurta iyo dhallinyaradu waxay marar badan cabbaan cabbitaano sonkor leh, taas oo gaartey heer aan horay loo arag. Dadkeenna Iswiidhen waxaan sannad walba cabnaa ilaa 100 litir oo cabbitaan sonkoreysan ah qofkiiba. Laakiin carruur Iyo dhal- linyaro badan ayaa intaas ka badan cabba.

Waxaa muddo 15 sano ku labanlaabmay cabbitaanka sharaabka sonkoreysan. Isla markaasna boqolkiiba konton cabbitaanka caana- ha ayaa isdhimay.

XANAAQ AYAAD KA QAADEYSAA SHARAABKA

Aashitada sharaabka ku jirtaa (heerka pH) waxay qoddaa ilkaha oo baabi’isaa dheehooda. Dhaawaca qoditaankaa- sina xanuun ayuu keenaa oo waxaa adkaata in loo kabo sida daloolada caadiga ah ee ilkaha. Wax ka qabadkooduna lacag badan ayaa uga baxda rugaha daryeelka ilkaha iyo bulshada.

Ilaa boqolkiiba 40 dhallaanka da’doodu ka weyn tahay 14 sano waxaa ku bilowday dhaawacyo qoditaan ee ilkaha.

Referanslar

Benzer Belgeler

1986'da British Council Bursu ile Londra 'da Korlli- giin onlenmesi konusunda Moorfields Hastanesinde 6 ayhk bir egitim alarak Toplum Goz Saghg1 sertifikast ald1

In mar walba cunto yaryar afka lagu hayo waxay kuu keentaa inaad ka booddo cuntooyinka cuwaaf-.. ka ah maadaama aysan gaajo ama baahi

[r]

Alana Olan Katkılarından Dolayı Değerli Hocalarım Olan Kitap Yazarlarına.

Her insan stresten şu veya bu şekilde etkilenir ve her insanın stres katsayısı yani stres toleransı farklıdır.. Yani her insanın kaldırabileceği stres

beraber çalıştığı kişileri etkilemek için iş ararken, ortaya koyduğu kararlılığı ve mücadeleyi dikkatle ve acele etmeden sergilemesi gerekir.. Yöneticinizi, sizi

[r]

l Ener|i Bakanı Recai Kutan, MGK'da görüşülen konunun Bakanlar Kuru- Iu'na götüriilerek, mahkeme iizerl ka- rar ahnacağını açıkladı.. tüketimi artşı oıan