• Sonuç bulunamadı

Jeermiska ”Campylobacter”, warbixinta bukaanka Warbixinta bukaanka iyo asluubta hab-dhaqanka.

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2021

Share "Jeermiska ”Campylobacter”, warbixinta bukaanka Warbixinta bukaanka iyo asluubta hab-dhaqanka."

Copied!
1
0
0

Yükleniyor.... (view fulltext now)

Tam metin

(1)

Sveriges Smittskyddsläkarförening 2004-07-01 med anpassning för Norrbottens län 2006-08-16

Patientinformation och förhållningsregler Campylobacter, översättning till somaliska

Jeermiska ”Campylobacter”, warbixinta bukaanka

Warbixinta bukaanka iyo asluubta hab-dhaqanka. Warqadda warbixinta ee takhtarka badbaadinta cudurrada lays qaadsiyo.

Waa maxay infekshanka jeermiska ”campylobacter”?

Waxaa lagugu daartay jeermiska caloosha ee lo yaqaanno ”Campylobacter”. Astamaha

jeermiskaan waxaa kamid ah shuban (kolkol dhiig leh), caloolxannuun, qandho iyo matag. Caadi ahaan astamahaas waxay ciribtirmaan hal toddobaad gudahiisa. Laakinse jeermis keenaha wuxuu caloosha ku hari karaa dhowr toddobaad. Bukaanka caadi ahaan wuu ka bogsada cudurka,

marmar dhif ah ayaa lagu daaweeyaa antibioticada.

Jeermiska wuxuu ku jira caloosha

Markii u ku haayo caloolbax, waxaa jirto halis aad cudurka ku faafiso, taaso u sabab ah jeermiska tirada badan ee saxaarada la socdaan. Caadi ma aha in qof agagaarka bukaanka ku nool uu cudurka ku faafo. Haddii aad loo ilaaliyo nadaafada gacanta iyo musqusha waxaa hoos loo dhigi karaa halista faafinta infeekshanka. Xayawaanno badan – kuwa guri- iyo duurjoogga ba, siiba shimbiraha, xitaa lo’da, qansiirka, eeyga iyo gnaagnuurta waxay sidi karaan jeermiska

”Campylobacter”. Infeekshanka waxaa caadi ahaan laysku gudbiyaa haddii la adeegsado isla cuntada ama cabbitaanka jeermisyada leh. Jeermisyada waxay ku ciribtirmaan kuleelka, sidaas awgeed raashinka sii fiican loo kariyay ama loo dubay mal aha halis. Waa haddii laga fogeeyo mindiyaha iyo alwaaxa raashinka lagu jarjaro oo sii fiican loo nadiifinin.

Haddii aad ka shaqeeyso laamaha daryeelka / xannaanada ama raashinka, waxaa xaaladaas muhim ah in xilliga caloolbaxa aad aqalkaaga iska joogto ama ilaa saxaarada ay caadi noqoto.

Waa in isla sidaas u dhaqmaan carruurta dhigata xanaanada / dugsiyada biloowga.

Sida hadba ku xusan Xeerka Raashinka waxaa ku xilsaaran inaad shirkadda aad u shaqayso wargeliso cudurka lagugu daartay, haddii aad ka shaqayso goob raashinka aanan baakada ku jirin lagu habeeyo ama lagu diyaariyo.

Sida loogu hortago in cudurka aadan faafin waa inaad u dhaqanta sida hoose ku xusan:

* Ha shaqayn xilliga aad caloolbaxayso.

* Gacmaha sii fiican isaga dhaq, booqashada musqusha kadib.

* Ku isticmaal saabuun adiga ku gaar ah, siiba kuwa biya-biyaha ah, ku isticmaal shukumaan adiga ku gaar ah.

* Haddii cunug suufka loo xiro u cudurku ku dhaco, waa in gacmaha sii fiican laysaga dhaqa mar kasto oo suufka cunuga buko laga beddelo. Si wanaagsan loo nadiifiyo miiska sufka looga beddelo. Suufka lagu isticmaalay waa in bac la geliyaa, markaas kadib loo tuura sida qashin oo kale. Markaas kadib Gacmaha sii fiican isaga dhaq.

Talooyin dheeraad ah ee ku saabsan nadaafad-shaqsiyeedka, waxaad ka akhrisan kartaa warqadda warbixinta ee takhtarka badbaadinta cudurrada lays qaadsiyo ”Hygienråd vid tarmsmitta” oo aad ka heli karto takhtarkaaga.

Smittskydd, Norrbottens läns landsting Sunderby sjukhus

971 80 Luleå

www.nll.se/smittskydd

Referanslar

Benzer Belgeler

olan 93 hastanın yaş ortalaması 45.8 yıl, omuz çevresi yumuşak doku yerleşimli tümörü olan 24 hastanın yaş ortalaması 52.0, skapula yerleşimli tümörü olan

In mar walba cunto yaryar afka lagu hayo waxay kuu keentaa inaad ka booddo cuntooyinka cuwaaf-.. ka ah maadaama aysan gaajo ama baahi

Rabadhka ka hortaga uureysiga ee dhinaca wasmada afka, siilka ama futada Rabadhka ka hortaga uureysiga waa difaac wanaagsan oo ka hortaga hiv iyo xanuunada kale ee ku faafa

Farqigu waa in xilliga infekshan leh baakteeriyada abuurta ESBL ay khasab tahay in qofka lagu daweeyo noocyo kale oo antibayootika ah.. Mararka qaarkood tani waxay tahay

Sidaas awgeed, waa in an ku dhaqaaqna sida loo heli lahaa qofka cudurka keenay iyo haddii ay jiraan dad kale oo cudurka ku dhacay.. Sidaas awgeed, waxaa baaritaan iyo raajo

Şekercioğlu, makalesinde kuşların yaşadığı irtifa bandı daraldıkça kuşların tehlikede olma oranının arttığını ortaya koydu ğuna dikkat çekerek “Dünyada birçok

bir büküm alır. 1m uzunluk içindeki tur sayısı ile büküm değeri, tur/m ifade edilir. İpliğin kendi etrafında ki dönüş yönü saat yönünde ise S büküm,

dizelerinde kuş sesleri olan veya 'kuş dilli' tasavvufî şiirler söyleyen Türkler, çeşitli çevrelerde türlü amaçlarla kullandıkları değişik gizli diller ile geçerli dili