• Sonuç bulunamadı

Jeermiska caloosha ”Shigella”, warbixinta bukaanka

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2021

Share "Jeermiska caloosha ”Shigella”, warbixinta bukaanka"

Copied!
1
0
0

Yükleniyor.... (view fulltext now)

Tam metin

(1)

Sveriges Smittskyddsläkarförening 2004-07-01 med anpassning för Norrbottens län 2006-09-21

Patientinformation och förhållningsregler Shigella, översättning till somaliska

Jeermiska caloosha ”Shigella”, warbixinta bukaanka

Warbixinta bukaanka iyo asluubta hab-dhaqanka. Warqadda warbixinta ee takhtarka badbaadinta cudurrada lays qaadsiyo.

Waxaa laga shakisan yahay in aad qabto infeekshanka Shigella. Astamaha jeermiskan waxaa kamid ah caloolbax culculus oo kolkol dhiig la socdo, caloolxannuun iyo qandho. Laakinse astamaha waxay noqon karaan kuwo fudfuduud, ama waxaaba laga yaaba in bukaha uu wax astammo ah ba dareemin. Caadi ahaan infeekshanka daawo laa’aan ayuu ciribtirma. Laakinse badi ahaan waxaa lagu daaweeyaa antibiotica. Maadama infeekshanka Shigella uu faafo.

Jeermiska wuxuu soo raaca saxaarada, waxaana laysku qaadsiiyaa haddii qofku usan ii fiican isaga dhiqin gacmahiisa kadib markii musqusha uu ka soo baxo. Caadi ahaan waxaa laysku qaadsiiyaa haddii lagu isticmaalo raahin iyo cabbitan leh jeermisyada. Xayawaanada kuma dhaco jeermiska Shigella mana gudbiyaan. Halista faafinta waxay ugu weyn tahay markii bukaanku uu caloolbaxayo. Jeermiska Shigella wuxuu ku nolaan karaa saabuunada iyo shugumaanooyinka qoyaanka ah, wuxuna u gudbi karaa raashinka iyo biyaha, sidaas-na aadenaha ugu sii gudba.

Jeermiska wuxuu ku ciribtirmaa kuleelka. Raashinka sii fiican loo kariyay ama loo dubay, oo jeermiska lahayn kadib markii u kulul yahay, ma gudbiyaan jeermisyada Shigella. Tarmida jeermisyada waxaa loogu hortegi karaa iyadoo raashinka kuleelka ah lagu xajiyo kuleelkiisa, kan qaboowga ahna lagu xajiyo qaboowgiisa. Raashinka lagu keydsho qaboojieha culus saamayn kuma yeesho jeermiska Shigella, kaaso badi ahaan dalka Iswiidan dibeda ugu yimaado. Laakinse xitaa dalka waa laga helaa.

Haddii la tixraaco talooyinka nadaafad-shaqsiyeedka ee fudud – tusaale kuwa ku xusan warqadda warbixinta ee takhtarka badbaadinta cudurrada lays qaadsiyo ”Hygienråd vid tarmsmitta”, qofka aanan lahayn astammada cudurka wuxuu tegi karaa shaqadiisa ama dhigan karaa dugsigiisa. Xaaladaha qaarkood, ama xirfadaha qaarkood waxaa dhici karto in bukaanka laga beddelo waaxdi u ka shaqayn jiri ama shaqada laga joojiyo ilaa halista jeermis-faafinta ay ku ciritirmato. Xaaladaas waxaa bukaanka waajib ku ah innuu oggolaado shay-baarka cudurrada.

Xeerarka qasabka ah in la dhowro:

* Cunugga ku dhacay cudurka waa in u san tegin goobaha carruurta lagu xannaanadeeyo ama dugsiyada.

* Haddii qofku uu ka shaqeyso goob cunto ah ama raashiin lagu diyaariyo, cudurkuna la qabadsiiyay, waxaa waajib qofka ku ah in uu wargeliyo maamulka goobta shaqada.

* Haddii qofkuuu ku jiro xilliga cudur faafinta, loo ma oggola in uu ka shaqeeyo goob raashiin lagu diyaariyo, xanaanada carruurta iyo goobta lagu xannaaneyo dadka difaaca jirkoodu hoos yahay.

* Qofka cudurka qabo waa inuu dhowra ballamada iyo barista takhtarkiisa.

Cudurka lagu qaadsiiyay waa cudur dadweynaha halis u ah, sida hadba ku xusan Xeerka Iska Badbaadinta Cudurrada Laysku Faafiyo. Sidaas awgeed waxaa waajib kugu ah inaad tixgeliso asluubta hab-dhaqanka takhtarkaaga kula taliyay. Taaso takhtarku dib ugu fiirsan karo haddii aad ka codsato. Sidaas awgeed, waa inaad tixgelisaa asluubta hab-dhaqanka takhtarkaaga kula

taliyay, haddii aanan waxba laga beddelin. Adreeska takhtarka badbaadinta cudurrada lays qaadsiyo ee gobolka aad degen tahay waa:

Waxaad kalo adreeska ka heleysaa buugga talayfoonada.

Smittskydd, Norrbottens läns landsting Sunderby sjukhus

971 80 Luleå

www.nll.se/smittskydd

Referanslar

Benzer Belgeler

The digital filter design problem is concerned with the development of suitable transfer function meeting the frequency response specifications. The specifications are usually given

İşaretli yerden başlayarak parmağımızla ok işaretle- rini takip ederek ses üzerinde çalışalım... İşaretli yerden başlayarak boya kalemi

Rabadhka ka hortaga uureysiga ee dhinaca wasmada afka, siilka ama futada Rabadhka ka hortaga uureysiga waa difaac wanaagsan oo ka hortaga hiv iyo xanuunada kale ee ku faafa

Farqigu waa in xilliga infekshan leh baakteeriyada abuurta ESBL ay khasab tahay in qofka lagu daweeyo noocyo kale oo antibayootika ah.. Mararka qaarkood tani waxay tahay

Waa inaad qofka u sheegta in dhiiga u infeekshan leeyahay iyo in adiga aad jirkaaga ku sido fayruuska hiv, tan kale waa in qofkaas u sida ugu dhaqsida badan la xiriira takhtarka adiga

Sida hadba ku xusan Xeerka Raashinka waxaa ku xilsaaran inaad shirkadda aad u shaqayso wargeliso cudurka lagugu daartay, haddii aad ka shaqayso goob raashinka aanan baakada ku jirin

Sidaas awgeed, waa in an ku dhaqaaqna sida loo heli lahaa qofka cudurka keenay iyo haddii ay jiraan dad kale oo cudurka ku dhacay.. Sidaas awgeed, waxaa baaritaan iyo raajo

Jeermiska caloosha ”Salmonella” wuxuu badi ahaan keena shuban, laakinse kooxaha astamaha waxay noqon karaan kuwa kala duwan, sida kuwa an dhibaato lahayn, qandho kulul leh