• Sonuç bulunamadı

Taloooyinka nadaafadda xilliga mindhicir xanuunka

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2021

Share "Taloooyinka nadaafadda xilliga mindhicir xanuunka"

Copied!
1
0
0

Yükleniyor.... (view fulltext now)

Tam metin

(1)

Sveriges Smittskyddsläkarförening 2014-06-19 med anpassning för Norrbottens län 2018-10-22

Taloooyinka nadaafadda xilliga mindhicir xanuunka

Warbixixnta bukaan socodka

Waxa aad leedahay ama ay dhici kartaa inay kugu faaftay baakteeriya, fiirus ama noole yar yar oo aan aan la arki karin ilaa weyneyso lagu eego mooyee kaas oo ku faafi kara dadka kale.

Si looga hortago u faafinta kuwa kale waa inaad raacdaa talooyinka nadaafadda ee hoose:

Si fiican u dhaq gacmaha ka dib booqashada musqusha, ka hor intaanad wax ka qaban raashinka iyo ka hor xilliga cuntada. Isticmaal saabuunta dareeraha ah iyo tuwaal gaar ahaaneed ama tuwaalada mar keliya la isticmaalo.

Nadiifi kursiga musqusha ee lagu fariisto iyo saxanka musqusha ee wejiga lagu dhaqdo. Waxa kale oo aad gacmaha iyo meelaha kale kaga nadiifin kartaa faafinta (jeermis ka nadiifinta) iyadoo la isticmaalayo maadooyinka jeermis ka nadiifinta ee leh alkahoolta kuwaas oo aan u baahnayn inuu dhakhtar kuu qoro ee aadka iibsan karto farmasiga.

Haddii ay suurtagal tahay waa inaad isticmaashaa musqul gaar kuu ah xilliga shubanada/matagyadu socdaan.

Haddii aad haysato carruur xidhata xafaayad oo leh mindhicir xanuun, xafaayada la isticmaalay ku xir bac, taas oo lala tuurayo qashinka caadiga ah.

Gacmaha u dhaq si fiican ka dib baddelida xafaayad. Nadiifi miiska hagaajinta ka dib isticmaalida. Isticmaal xitaa alaabta jermis ka nadiifinta (eeg kor).

Ha ku dabaalan barkad dabbaasha/barkad dabbaaleed ka hor intaanad ahaan gebi ahaanba noqon mid aan lahayn calaamadaha xanuun.

Dharka wasakhoobey waxa lagu dhaqayaa mashiinka

Xilliga mindhicir xanuunka waxa jirta khatar weyn oo xanuun faafin haddii cuntadu noqoto mid wasakhaysan. Sidaas darteed iska ilaali inaad gacanta ku qabato raashin ay cuni doonaan kuwa kale. Haddii si kastaba ha ahaatee aad ku khasbantahay taas sameynteeda – si aad ah uga taxaddir in gacmaha la dhaqo ka hor intaanad qaadin

alaabooyinka raashinka ah.

Guriga ka joog dugsiga xannaanada, dugsiga ama shaqada marka aad leedahay calaamadaha sida shubanka iyo/ama matagyo iyo ugu yaraan 24 saacadood ka dib markaad caafimaaday. Tani si gaar ah ayay muhiim u tahay haddii adigu aad xirfad ahaan:

 diyaarisid ama gacanta ku qabatid raashin aan baakadaysnayn

 daryeeshid ilmo yar ama bukaan jiif difaacooda jidhku si weyn u daciifay

Xaaladaha qaarkood waxa lagama maarmaan noqon karta in guriga la joogo in ka badan xitaa 24 saacadood ka dib caafimaadida (waxay khuseyn kartaa tusaale ahaan carruurta dugsiga xannaanada marka ay la xidhiidhto calool xanuun uu sababay fiirus).

Haddii xirfad ahaan aad shaqo ku leedahay raashinka waxa sida ku xusan sharciga raashinka

waajib kugu ah inaad si dhakhso ah u wargeliso shaqo-bixiyahaaga haddii uu ku saameeyay

calool xanuun.

Referanslar

Benzer Belgeler

Kuraklık, kirlilik ve tahribat nedeniyle Manyas Kuş Cenneti’ndeki kuş türü sayısı 27’ye indi, kuş popülasyonu da azaldı.”.. Var olan kaynaklar ın çok iyi

Batman'ın Gercüş ilçesi Boğazköy Köyü'nde son üç gün içinde kanatlı 170 hayvanın kuş gribi virüsünden öldüğünün tespit edilmesinin ardından bölge Sağlık ve

Şekercioğlu’nun verdiği bilgiye göre Kuyucuk Gölü’nde en çok sayılan 3 kuş türü sakarmeke (8050 adet); angıt (3500 adet) ve kaşıkgaga (1750 adet) oldu..

Sayımların, Edirne’den Van’a, Mersin’den Sinop’a 35 ilde 50’den fazla sulak alanda yapıldığını ifade eden Akarsu, şöyle konuştu: "Bu sayımda, 10 profesyonel

Şekercioğlu, makalesinde kuşların yaşadığı irtifa bandı daraldıkça kuşların tehlikede olma oranının arttığını ortaya koydu ğuna dikkat çekerek “Dünyada birçok

bir büküm alır. 1m uzunluk içindeki tur sayısı ile büküm değeri, tur/m ifade edilir. İpliğin kendi etrafında ki dönüş yönü saat yönünde ise S büküm,

olan sîmurg, ankâ ve devlet kuşunu üst âleme mensup aşk kuşları olarak görürken; karga, akbaba, baykuş, kaz ve leylek gibi kuşları ise dünyevi pisliklere

dizelerinde kuş sesleri olan veya 'kuş dilli' tasavvufî şiirler söyleyen Türkler, çeşitli çevrelerde türlü amaçlarla kullandıkları değişik gizli diller ile geçerli dili